Deeq A. Posted March 9, 2019 Boosaaso (SMN) – Ciidmada badda maamulka Puntland ee magacooda loo soo gaabiyo PMPF ayaa maanta gacanta ku soo dhigay illaa 8 Doonyood oo lagu Tahriibinayay dad ku sii jeeday dalka Yemen. Doonyahan ayaa la sheegay in ay qaab Sharci darro ah uga Tahriibinayeen Xeebaha maamulkaasi dad isugu jiray Soomaali iyo Oromo. Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in talaabadani ay qeyb ka tahay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro Tahriibka. Horay dowlad goboleedka Puntland ayaa uga digtay in laga tariibo deegaanadeeda, sababo la xariira dhanka amniga. Hakan hoose ka daawo Sawirro:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites