Deeq A. Posted March 9, 2019 Baydhabo (SMN) – Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta Gareen] ayaa magacaabay masuuliyiin cusub. Xubnaha uu magacaabay magacaabay Lafta Gareen ayaa kala ah; Gudoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose iyo Gudoomiyaha Gudiga shalaha Rayidka. Ibraahim Aadan Najax ayaa laga dhigay gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose, halka Ibrahim Macalin Ali loo magacaabay Gudoomiyaha Gudigaasi. Hoos ka akhriso wareegtooyinka View the full article Share this post Link to post Share on other sites