Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isilwasaare Kheyre oo guddi u magaacay aaska wasiirkii dastuurka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameeynaya allaha u naxariistee wasiir Cabdi xoosh.

Xubnaha Guddiga ayaa kala ah.


1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed
2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad
3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow
4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre
5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle
6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi
7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya.

Puntland Post

The post Ra’isilwasaare Kheyre oo guddi u magaacay aaska wasiirkii dastuurka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this