AYOUB Posted June 11, 2011 You mean the guy below was not pulling my leg? Ex-Xisbiga;615858 wrote: There is a Hargeysa yare in southern somalia. Maybe this disillusioned Nayrus is from that region. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/44209-HALYEY-MY-HERO?highlight=hero Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted June 11, 2011 Balad Amiin==Ziyaarada Sheekh Nuur Hussen Maana-moofo===Ziyaarada Sheekh Murjaan Mugaambo===Mashruucii Bariiska ee Mugaambo Mashaqo==Ninbaa meesha degenaa naagtiisa ayaa nin kale la seexan jirtey markaa meeshuu kala guurey waxuu u bexshey Mashaqo meel kale ayuu dejistey waxuu u baxshey WURKOOY asaga oo ugu goodinaya ninkii ey ka raaci jirtey.misna dhibaatadi baa daba socotey illaa uu meel kale uga sii guurey oo ku nabad galay waxuuna u baxshey BELEDUL AMIIN-- Mareereey==Warshadii Sokorta Hargeysa yareey ==waxaa ku badnaa reer SSC oo meesha aad looga shaqaaleeyey waqtigii Ali Khaliif Galeyr Kumbareera ==Kun yaasiin ama Kunkaaga__meesha waa sixir badneyd marka qofkii maraya waxa la oran jirey ama kun yaasiin xijaab ah ama kunkaaga it means baabuurka deey hada dadkii dhulkaa degana ee beezaaniga ahaa wax waalan oo galgaduud ka yimi cagahana cas yihiin baa nafta u keeney Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 11, 2011 This Thread is very old 2005 bal maxay u soo qufeen. Anyhow I am fortunate to have seen some of the places that the poster was talking about. As a child I visited: Jilib, Faanoole, Mugaambo, Kumbareera, Hergeysa-Yerey. Dhulkaas o dhan waa dhoobeey aad u qurux badan. Laakiin habeenkii Kaneeco aa eber kaa dhigayso. Allah tuulooyinkaasi Kaneeco badanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 12, 2011 Viva Faanoole iyo Nasiib Buundo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskin Posted June 12, 2011 Emperor, some of the names are in a different lingo sxb, those can't be in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 12, 2011 Most of these villages are in lower Juba, Hargeisa Yarrey is between Afmadow and Kismayo i guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 12, 2011 ^Waad u dhowaaty. It's between Jilib and Mareeray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 12, 2011 Miskin;728169 wrote: Emperor, some of the names are in a different lingo sxb, those can't be in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 12, 2011 The name of the thread is Learn your county's geo. Ma aha wadankaaga inkir, muran lee maan wadeynaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites