Deeq A. Posted March 8, 2019 Waxaa goordhow magaalada Dubai ku geeriyooday wasiirkii dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Allaha u naxariistee wasiir Xoosh ayaa ku xanuunsanayay baryihii la soo dhaafay magaalada Dubai. Geerida wasiir xoosh ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay agaasimaha wasaarada dastuurka. Madaxda dalka ugu sareeyso aayaaka tacsiyeeysay geerida marxuum wasiir Cabdiraxmaan Xoosh. Faah faahinta dib kala soco insha allah. Puntland Post The post Wasiir Cabdiraxmaan xoosh oo Geeriyooday appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites