Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay Sh/Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Fahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacday tuuladda Gamboole ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Illo degaanka ah ayaa sheegaya in weerarka cirka ah lala beegsaday fariisimo ay halkaasi ku leedahay kooxda Al-Shabaab.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in duqeynta kadib ay xigeen ciidamo Soomaali ah iyo kuwa ajnabi ah oo degaanka qaab lug ah ku galay.

Ma cadda hadii uu jiro khasaaro ka dhashay howlgalkaasi oo aysan wali ka hadlin mas’uuliyiinta gobolka ee hoostaga maamulka HirShabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this