Sign in to follow this  
Deeq A.

Haweenka Soomaaliyeed oo u dabaaldegaya 8-da Maarso

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dumarka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya 8-da Maarso oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee haweenka dunida.

Munaasabado waawayn oo arrintaan lagu wayneynayo ayaa la filayaa in ay ka kala dhacaan magaalooyin ay Muqdisho kamid tahay.

Dhanka kale, marwada 1aad dalka, ayaa hambalyo ku aadan maalintaan u dirtay haweenka Soomaaliyeed.

Xuska maalintaan ayaa kusoo aadaya iyada oo ay jiraan tacadiyo lagula kacayo haweenka Soomaaliyeed oo u badan kufsiga.

Hadaba, waxaad halkaan hoose ka dhageysan kartaan warbixin aan idin kaga diyaarinay dhibaatooyinkaaasi.

https://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Warbixin.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this