Deeq A. Posted March 8, 2019 Muqdisho (SMN) – Dumarka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya 8-da Maarso oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee haweenka dunida. Munaasabado waawayn oo arrintaan lagu wayneynayo ayaa la filayaa in ay ka kala dhacaan magaalooyin ay Muqdisho kamid tahay. Dhanka kale, marwada 1aad dalka, ayaa hambalyo ku aadan maalintaan u dirtay haweenka Soomaaliyeed. Xuska maalintaan ayaa kusoo aadaya iyada oo ay jiraan tacadiyo lagula kacayo haweenka Soomaaliyeed oo u badan kufsiga. Hadaba, waxaad halkaan hoose ka dhageysan kartaan warbixin aan idin kaga diyaarinay dhibaatooyinkaaasi. https://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Warbixin.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites