Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelwaynta Garxajis UK- Oo canbaarayn ah diray

Recommended Posts

Deeq A.   

BELWEYNTA West Burco Clan UK OO BAAQ CAMBAREYN AH DIRAY

Waxaa shalay ka BELWEYNTA West Burco Clan UK OO BAAQ CAMBAREYN AH DIRAY garsoorka Somaliland xaajo ugub ah oo sharciyada Islaamka iyo ta Gaaladaba ku cusub. Taas oo lagu xukumay dulmi laba nin oo isku reer ah oo wax dambi ah oo ay gaysteen jirin.
Labadaa nin oo la kala yidhaa; Abwaan Bashe Hassan iyo Macalin Abdilqadir Nour, wuxuu cadeeyay qareenkii u hadlaayay in maxkamaddu hore dambi ugu wayday oo la sii daayay. Hadana mar labaad la soo qabtay oo la xidhay. Waxay hore u xidhnaayeen muddo sagaal bilood ah. Shalayna maxkamaddu waxay ku xukuntay midkiiba 8 sannadood oo xadhig ciqaabeed ah iyo $625,000.00.
Waa xaajo dadkii ka fajicisay oo aan hore loo arag. Xukuumadii Kali taliska ahayd ee Mohamed Siyaad Barre ee xadhiga, cagajuglaynta, iyo xoritul qawlka la dagaalamaysay oo kale ayay maanta xukuumadeenii cagta saartay. Waxay is leeyihiin dadka ku cabsi galiya, laakiin dadka way kicinayaan.
Mar haday dadku kacaana cid joojin doonta la arki maayo. In badan ayaanu ka dignay in sharci darrada iyo cagajuglaynta laga daayo dadka oo aan cid gaar ah la bar tilmaameedsan.
War ragow kibirka waa lagu kufaa taa ha la ogaado. Kumanaan Caare ayaa soo bixi doona hadii la joojin waayo sharci darrada. Ma waydiisan doono in la soo daayo, laakiin Muse diiriyow dadka diiri oo kici.
Waxaanu cambaaraynaynaa annaga oo ah Garxajiska degan dalka Ingiriiska, xadhigaa sharci darada iyo kibirka ah ee lagu xukumay Abwaan Bashe iyo Macalin Abdilqadir.
Eng. Abdillahi Hassan Amay
Ali Hassan Dualeh
Abdirahman Jama Ahmed (Shotaley)
Abdilqadir Iidan
Abdirashid Magaalo
Eng. AbdiAziz Ali Adagude
Abdirahman Ali
AbdiQani Mohamed Jama
Abdirahman Muse (Cirro)
Abdi Yusuf Adam
AbdiKarim Yasin Sh. Dalmar
Abdillahi Osman
Abdillahi Abdi Jama
AbdiQani Saeed Adam
Abdirahman Yusuf Awale
Abdirahman Adam (Hadana)
Abdirahman Mohamed Ahmed
Abdisalam Suulcayn
AbdiWali Yalas
Abshir Moalin
Muj. Adam Mohamoud Farah (Sikawi)
Ahmed Yusuf Bilqasab
Ahmed Harir
Ahmed Hashi Gulaid
Ahmed Abdi Indhagamun
Ahmed Yusuf Jama
Ahmed-Nasir
Ahmed Qalax
Ahmed Sh. Omer Hussein
Ahmed Sheel
Ahmed Ismail
Ali Bihi
Ali Farah Dheere
Aniis Mohamed Ismail
Asad Dahir
Awale Bacaw
Awil Muse
Ali Suudi
Barre Bile Jama
Barre Dayax Abdillahi
Bashe Abdillahi Qulumbe
Caawiye Jama
Abdirashid Darwish
Deeq Abdillahi Haabiil
Deeq Mohamoud
Prof. Essa Hussein
Faisal Mohamed
Farah Egal
Farhan Muhumed
Fuad Shibin
Abdikarim Jama Dagaal
Hamze Jibril Botan
Hamze Ahmed-Salaan
Eng. Hassan Hussein Jama
Hassan Baroud
Hassan Haroun
Hassan Ahmed
Hussein H. Jama (Hussein Ithnin)
Ibrahim H. Deria
Ibrahim Jalafe
Mohamed Yusuf Diirqadhaadh
Nasir Hassan Farah
Jamal Muse Ismail
Ismail Ali
Ismail Cambashe
Jacfar Ismail Botan
Khadar Abdi
Khadar Elmi Dalamiye
Khadar Adam Koodbuur
Khadar Soofe Hirad
Mohamed Ali Bashe
Mohamed Aw Yusuf
Mohamed Carab
Mohamed Abdillahi Essa (Mohamed Dheere)
Mohamed Dheeg
Mohamed-Nageeb Ibrahim
Mohamed Abdillahi Egeh (Sunni)
Mohamed Sulaiman
Mohamed Yusuf Amay
Mohamoud Casayr
Mohamoud Dheere
Mohamoud Awil (Hamle)
Mohamoud Sh. Abdillahi
Mubarik Omer Ibrahim
Muj. Ahmed Ali Abdi (Oday)
Mustafa Abdillahi Ismail
Mustafa Ismail Ahmed (Kenadi)
Mustafa Qorane
Omer Ali Wais
Omer Salaan
Rashid Haibe
Rashid Aw Nour Hassan
Rashid Ibrahim Hersi
Sa’ad Qawdhan
Saeed Ali Adam
Saeed Suldan Abdilqadir
Sulaiman Sanyare
Yoolac Mohamed
Yusuf Shire
100)Taysiir Askar
101) Yasin Sulaiman Mohamed

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this