Deeq A. Posted March 7, 2019 BELWEYNTA West Burco Clan UK OO BAAQ CAMBAREYN AH DIRAY Waxaa shalay ka BELWEYNTA West Burco Clan UK OO BAAQ CAMBAREYN AH DIRAY garsoorka Somaliland xaajo ugub ah oo sharciyada Islaamka iyo ta Gaaladaba ku cusub. Taas oo lagu xukumay dulmi laba nin oo isku reer ah oo wax dambi ah oo ay gaysteen jirin. Labadaa nin oo la kala yidhaa; Abwaan Bashe Hassan iyo Macalin Abdilqadir Nour, wuxuu cadeeyay qareenkii u hadlaayay in maxkamaddu hore dambi ugu wayday oo la sii daayay. Hadana mar labaad la soo qabtay oo la xidhay. Waxay hore u xidhnaayeen muddo sagaal bilood ah. Shalayna maxkamaddu waxay ku xukuntay midkiiba 8 sannadood oo xadhig ciqaabeed ah iyo $625,000.00. Waa xaajo dadkii ka fajicisay oo aan hore loo arag. Xukuumadii Kali taliska ahayd ee Mohamed Siyaad Barre ee xadhiga, cagajuglaynta, iyo xoritul qawlka la dagaalamaysay oo kale ayay maanta xukuumadeenii cagta saartay. Waxay is leeyihiin dadka ku cabsi galiya, laakiin dadka way kicinayaan. Mar haday dadku kacaana cid joojin doonta la arki maayo. In badan ayaanu ka dignay in sharci darrada iyo cagajuglaynta laga daayo dadka oo aan cid gaar ah la bar tilmaameedsan. War ragow kibirka waa lagu kufaa taa ha la ogaado. Kumanaan Caare ayaa soo bixi doona hadii la joojin waayo sharci darrada. Ma waydiisan doono in la soo daayo, laakiin Muse diiriyow dadka diiri oo kici. Waxaanu cambaaraynaynaa annaga oo ah Garxajiska degan dalka Ingiriiska, xadhigaa sharci darada iyo kibirka ah ee lagu xukumay Abwaan Bashe iyo Macalin Abdilqadir. Eng. Abdillahi Hassan Amay Ali Hassan Dualeh Abdirahman Jama Ahmed (Shotaley) Abdilqadir Iidan Abdirashid Magaalo Eng. AbdiAziz Ali Adagude Abdirahman Ali AbdiQani Mohamed Jama Abdirahman Muse (Cirro) Abdi Yusuf Adam AbdiKarim Yasin Sh. Dalmar Abdillahi Osman Abdillahi Abdi Jama AbdiQani Saeed Adam Abdirahman Yusuf Awale Abdirahman Adam (Hadana) Abdirahman Mohamed Ahmed Abdisalam Suulcayn AbdiWali Yalas Abshir Moalin Muj. Adam Mohamoud Farah (Sikawi) Ahmed Yusuf Bilqasab Ahmed Harir Ahmed Hashi Gulaid Ahmed Abdi Indhagamun Ahmed Yusuf Jama Ahmed-Nasir Ahmed Qalax Ahmed Sh. Omer Hussein Ahmed Sheel Ahmed Ismail Ali Bihi Ali Farah Dheere Aniis Mohamed Ismail Asad Dahir Awale Bacaw Awil Muse Ali Suudi Barre Bile Jama Barre Dayax Abdillahi Bashe Abdillahi Qulumbe Caawiye Jama Abdirashid Darwish Deeq Abdillahi Haabiil Deeq Mohamoud Prof. Essa Hussein Faisal Mohamed Farah Egal Farhan Muhumed Fuad Shibin Abdikarim Jama Dagaal Hamze Jibril Botan Hamze Ahmed-Salaan Eng. Hassan Hussein Jama Hassan Baroud Hassan Haroun Hassan Ahmed Hussein H. Jama (Hussein Ithnin) Ibrahim H. Deria Ibrahim Jalafe Mohamed Yusuf Diirqadhaadh Nasir Hassan Farah Jamal Muse Ismail Ismail Ali Ismail Cambashe Jacfar Ismail Botan Khadar Abdi Khadar Elmi Dalamiye Khadar Adam Koodbuur Khadar Soofe Hirad Mohamed Ali Bashe Mohamed Aw Yusuf Mohamed Carab Mohamed Abdillahi Essa (Mohamed Dheere) Mohamed Dheeg Mohamed-Nageeb Ibrahim Mohamed Abdillahi Egeh (Sunni) Mohamed Sulaiman Mohamed Yusuf Amay Mohamoud Casayr Mohamoud Dheere Mohamoud Awil (Hamle) Mohamoud Sh. Abdillahi Mubarik Omer Ibrahim Muj. Ahmed Ali Abdi (Oday) Mustafa Abdillahi Ismail Mustafa Ismail Ahmed (Kenadi) Mustafa Qorane Omer Ali Wais Omer Salaan Rashid Haibe Rashid Aw Nour Hassan Rashid Ibrahim Hersi Sa’ad Qawdhan Saeed Ali Adam Saeed Suldan Abdilqadir Sulaiman Sanyare Yoolac Mohamed Yusuf Shire 100)Taysiir Askar 101) Yasin Sulaiman Mohamed Qaran News Share this post Link to post Share on other sites