Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Cali KHALIIF Galaydh Oo Fulinta Heshiiskii Siilaanyo Hargaysa Ka Baaadi Goobayaa Iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Hadhimo Sharafeed Cawri Gaf Ah Ku Qaabilay .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Hoggaamiyii Kooxdi Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa wali ka raadinaaya Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi fulinta heshiiskii uu la galay Xumaddii KULMIYE ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Muddo dheer isagoo Hargaysa ku sugnaa waxa hadhimo sharafeed u sameeyay Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Qanbi oo ay isku degaan ka soo jeedaan. Hoos ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this