Deeq A. Posted March 6, 2019 Muqdisho (SMN) – Aabe C/qaadir Muudey Raamoole oo ka mid dadka leh dhul dhaxaltooyo oo ku yaalla deegaanka Jasiira ayaa ka cabanaya dhul lagu hayo. Dhulkan oo ay dacwaddiisu taallo maxkamadaha dalka ayuu sheegay in ay boobiyaan dad og in ay leeyihiin iyaga, islamarkaana ka iibinaya shirkado, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale Aabahani Soomaaliyeed ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay soo faragaliso arrintaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Cod.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites