Sign in to follow this  
Deeq A.

Aabe Soomaaliyeed oo ka cabanaya dhul boob

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Aabe C/qaadir Muudey Raamoole oo ka mid dadka leh dhul dhaxaltooyo oo ku yaalla deegaanka Jasiira  ayaa ka cabanaya dhul lagu hayo.

Dhulkan oo ay dacwaddiisu taallo maxkamadaha dalka ayuu sheegay in ay boobiyaan dad og in ay leeyihiin iyaga, islamarkaana ka iibinaya shirkado, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Aabahani Soomaaliyeed ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay soo faragaliso arrintaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Cod.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this