Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasare Abiy Axmed oo Nairobi ka dagay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi.

Madaxaeyne Farmaajo iyo Abiy Axmed ayaa halkaasi maalinta berri ah waxa ay kula kulmayaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.

Dowlada Itoobiya ayaa wado qorshe ay isugu soo dhoweeyneeyso dowladaha Soomaaliya iyo kenya oo xurguf siyaasadeed ay u dhaxeeyso.

Hoos ka Daawo Sawirada.

FB_IMG_1551817705989.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817708352.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817714683.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817717223.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817720330.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817724559.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817727563.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817730104.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551817733566.jpg?w=1000&ssl=1

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasare Abiy Axmed oo Nairobi ka dagay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this