Kool_Kat Posted September 14, 2010 Ibti, markaad aragtay ineysan Qardho waxba kadhicin, Mansh'allah uun maxaad u oron weyday? OZ, dhibkaaga Eastleigh haku ekaada...Hadii kale a lesson from Sayid baa kusugaya about the proper spelling of Qardho... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted September 14, 2010 Sayid, meeshan Qardo maran JQ baad aag diig maran you want to say it is a city. I don't see the point of saying anything to your comment- I can only view as a despardo moment to reach page 4 As for shared CITY my family call home- (NB: not town or village) have you seen the Wikipedia page about it KK Mashallah, Qardo allah ha iidin barakeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted September 14, 2010 Lool vagabond is a strong word. sxbow, if you really loved that town you'd be living there helping out or teaching the youth of Qardow. KK why are you on his side ( reer xamar aan islanahay). you know it tastes better to have a go at Sayid than Ngonge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 14, 2010 Oz, reer Xamar aan isla ahaano maxumo, ee Qardho markaan maqlo, higher powers baa igu soo daga! Dhiigay iiga jirtaa camal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted September 14, 2010 Sayid, magacaygu waa Soomaali yaa yiri? Aniga igu daa inaan wax saxo, adna diffaaca Qardho ayaan kugu ogahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 14, 2010 ^^ Hoostaan ka qoslaa markaan arko Sayid oo qorayo "eri" Sayid iyo Qardho maa la iska dhaaafo, haduu caasimadiisa difaacayo ma wax xun baa, war dadkan bal ila eega Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 14, 2010 ^ama kor ka qosol ama hoos ka qosol - annagu haddan nahay reer qardhoo 'eri' waa 'word' 'ari' waa 'animals' 'ri' waa 'goat' 'orgi' waa 'billy goat' as for the micnaha magaca Qardho - tarikh yaqanadu dhowr sifa u kale bixiyaan: 1) Qar (cliff) - waxay ku taala meel ay ku kala go'aan buuraha Karkaar 2) Qard (Get-Ready) - waxay ahan jirtay gob lagu diyaar garoobo 3)Qardab (Raw Fire) - sheeko kale waa jidha oo dhehaysa - ciidan baa rabay in aay kusoo dulaan cidaan meshaas fadhiyey - cidaankii qardab baa lasiiyaye - markaasay Qardho u bixiyeen Geelle - hadda wuxuu leeyahay magacaygu soomaali ma aha - oo muxuu yahay marka? mida kale - weli waxaan ka sugayaa jawaab 'thread'kii aha Bar ama Baro. Ibti - Lol@maran? maxaa maran walaaley? bal isu eeg Burko iyo Qardho on wikipedia - mid waa qadami (qardho) midna tariikhdeedu waxay bilaamatay shirkii 91 (burko) OZ - ma eastleigh baa tuuladadu? fyi - qardho maalinwalbaan jooga saxiib - xata waxaan ka mid ahay dalada guud ee amaanhayaasha iskoolka ugu weyn qardho - :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 14, 2010 Originally posted by Sayid*Somal: annagu haddan nahay reer qardhoo 'eri' waa 'word' Ok, glad it is only in Qardho that "eri" is a "word", everywhere in Somalia the correct one is "eray" for "word" FYI: As Gheelle said, eri and ari are the same, spoken in different dialects in Somalia. Halkaa ka wad sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 15, 2010 ^^^ maya maya reer qardho waxee dhahaan riyo ama ri' wax sax nooh lol... nuune qardho biraabitaga ku yaalo ayuu Sayid mas'uul ka yahay kawaran! "eri" waa word buu taagan yahay... KK, waa lagugu soo dagaa yaah hadii laga hadlo qardho? looooool inama caadi ma tihid walaahi hanugu soo duufin lee... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted September 15, 2010 Puntland all day everday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 15, 2010 ^ Eri is a word wah! Mise waxaa ka murantiin lee raadinoysiin? Saaxiibtey reer waqooyiga ah baa wax kasto kusoo gabagabeyso 'dee hadii uusan taada raaceyn iska eri baan ku idhi'...Macbuudka! Eri = Buri Tuujiye, Qardho afkaa kareeb...Oo wilibo the next time aad Qardho qoreyso isku taxaluji in adigoo smile-gareynayo aad qodho huuno... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 15, 2010 ^Qodho'na word miyaa? micnaheed? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 15, 2010 Ereyada qaarkood aad moodo markii ladhahaayo sidii in curling iron carabka lagu soo dhajiyay magarto...Qoro maa ka wadaa, by any chance? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 15, 2010 Maaddeey - Qoodha iyo xerada ma waxaas baad la shirtimid? Originally posted by Kool_Kat: Eri is a word wah! Mise waxaa ka murantiin lee raadinoysiin? Saaxiibtey reer waqooyiga ah baa wax kasto kusoo gabagabeyso 'dee hadii uusan taada raaceyn iska eri baan ku idhi'...Macbuudka! Eri = Buri Af Soomaali dhexdhexaad ah iyo af gobolleed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 15, 2010 KK, maxaan ka kasaa adi lee qortay Qodho, waaba yaabay! Quote Share this post Link to post Share on other sites