Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Mursal Oo la kulmay dhiggiisa Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

Cammaan (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal C/raxmaan, ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Cammaan ee Dalka Jordan, dhiggiisa Dalka  Qadar , Alsayid Axmed Bin Cabdalla Bin Zaid, markii ay halkaa uga qeyb galeen shirka 29 aad ee Midowga Baarlamaanka Carabta.

Kulanaka ayaa waxay Labada Mas’uul uga wada hadleen  xiriirka Labada Baarlamaan ee  Soomalia iyo Qadar, danaha ay wadaagaan iyo sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka Walaaltinimo ee ka dhexeeya.

Shirka 29 aad ee Midowga Baarlamaanka Carabta ayaa Shalay ka furmay Caasimadda Dalka Urdun ee Cammaan , wuxuuna socon doonaa muddo Laba Maalmood ah, waxaana cinwaan looga  dhigay Qdus waa Caasismaadda soo jireenka ah ee Dowlaadda Falastiin

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this