Sign in to follow this  
Deeq A.

Garbahaareey: Toogasho lagu fuliyay nin kufsaday haweeneey kadibna dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu toogtay nin kufsaday haweeneey kadibna dilay.

Maxamuud Cali Xaamud ayeey Ciidamada Dowlada ku fuliyeen Dil Toogasho ah.

Marxuumka ayaa horay u Kufsaday Marxuumad Xaliimo Cali Macalin Saalax.

Maxkmada Garbahaareey ayaa dil toogasho ah ku riday kal hore iyada oo isla maantana fulisay.

FB_IMG_1551776887801.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551776890747.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551776893068.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551776895708.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551776898098.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Garbahaareey: Toogasho lagu fuliyay nin kufsaday haweeneey kadibna dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this