Deeq A. Posted March 5, 2019 Hargeysa (SMN) – Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Cabdullahi Xasan oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka milatariga Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyay Puntland dagaallo saaadihii la soo dhaafay ka dhacay gobollada Sool iyo Sanaag. Sarkaalkan ayaa sheegay in ciidamada milatariga Puntland ay weeraro ku soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidankooda, islamarkaana ay iska difaaceen. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in ay ku qabsadeen dagaalladaasi gaari dagaal oo ay laheyd Puntland sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/soomli.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites