Deeq A. Posted March 5, 2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay laamaha amniga, hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha gurmadka degdega ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir kaalintii ay ka gaysteen gargaarkii loo fidiyay dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku boorriyay dhammaan dadkii kasoo qeyb galay kulankan in ay muujiyaan isku duubni, ayna u istaago sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha nabad diidka ah iyaga oo wada shaqeyn buuxda la yeelanaya laamaha amniga. Arintaan ayaa timid kulan Madaxweyne Farmaajo uu la qaatay ha’aadahaamaanka. Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay laamaha amniga appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites