Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal saaka Degaano ka tirsan Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidanka Somaliland & Maleeshiyaadka Dhulbahante

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal saaka Degaano ka tirsan Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidanka Somaliland & Maleeshiyaadka Sool clan

ssc.jpg

 

Wararka naga soo gaadhaya degaanka Gambadhe ee gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu dagaal ku dhexmaray ciidamada militariga Somaliland & Maleeshiyaadka  Sool clan ee uu hoggaamiyo Col. Faysal Falaalug.

Goobjoogayaal ku sugan tuulada Gambadhe, oo qiyaastii 30km dhanka koonfur bari ka xigta magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in dagaal uu bilowday, kadib markii Maleeshiyaadka Sool clan jidgoyn u galeen Ciidamo ka tirsan militariga Somaliland oo marayay nawaaxiga Gambadhe.

Dagaalkaas dhexmaray labada dhinac ayaan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha uu koobsaday,Ilaa hadda  labada dhinac midkoodna ma xaqiijin,kamana  hada dagaalkaasl.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this