Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo taliye iyo ku xigeen u magacaabay ciidanka madaxtooyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa taliye iyo taliye ku-xigeen cusub u magacaabay ciidanka madaxyooyada Puntland.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland ayaa taliyaha ciidanka madaxtooyada lagu magacaabay G/dhexe Barkhad Cabdullaahi Yuusuf halka ku xigeenkiisa loo magacaabay G/shaanle Mu’min Cabdi Shire.

FB_IMG_1551631895784.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo taliye iyo ku xigeen u magacaabay ciidanka madaxtooyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this