Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Xilkii Ka Qaadey Maareeyihii Tvga Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa xilkii ka qaadey Maareeyihii TVga Qaranka Somaliland, Muuse Faarax Jaambiir, isagoo xilkaasi u magacaabey Weriye Maxamed Cali Weji.


Halkan hoose ka akhriso:

52930383_982894025233527_607095739125019

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this