Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Aadan Sunne Oo Muddo Laba Sanno Ah Xidhan Oo Saaka Xaalad Caafimaad Loo Geeyay Cisbitaal Ku Yaalla Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Sunne oo muddo ku dhow laba sanno ku jira jeelka Hargeysa, ayaa saaka la geeyay cisbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

53112106_2187525708164550_60136292887696

Ehellada sheekha ayaa sheegay in caloosha dhaawac kasoo gaadhey markii ay qabanayeen ciidamada RRU-da, oo uu gurigiisa kasoo xidhay.

Shalay ayay ahayd markii warbaahin ay ka mid tahay Somalilandtoday ay baahiyeen warka xaaladda caafimaad ee Sheekh Aadan Sunne oo ay baraha bulshadu soo galisay gabadh uu dhalay Sheekhu.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this