xiinfaniin Posted November 15, 2007 Baashow Haneefa waa laguu yaqaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted November 15, 2007 Boowe tuma ahayd kolay waa fariid fariid dhashay e? Berrigaan wiil hooga ahaa maba cafiyeen. Maandeeq Qorran Qallanjo Luuleey sidaa wax uma xasuusto laakiin waxaad iila yar ekaatay mid ka mida ah hablaha aan jeclahay sida ay afkaarta u dhiibteen sida Raxmah, Tami, iyo midaan aanan xasuusan magaceeda haatan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 15, 2007 Haneefah, soo tan umaleeyay inuu wiilka kuleehayah waan ku tumaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted November 15, 2007 War ba'a qallanjo see Haneefah u tumaa waaba waxaan la quudhi karine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 15, 2007 Baashow Haneefah waa Haneefah Abraar. Wax la quuri karo maaha runtii! Waa hore baan ku iri magaca Abraar is ka beddel waa cay'e hadde waad aragtaa inay magac cajaa ib leh lasoo noqotay! ps- haddaad Abraar garanweydo waa ku dhammaatay awoowe, blame your old age! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 15, 2007 ^Booweyaal inanta maad ii deysaaniin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted November 15, 2007 ^usheeg, odayaasha yaa maanta ii soo diray. LoL@Xiin. war cusub, Abraar cay ka fog ee see wax kaa noqdeen adeer, luqadeed wax ku fahantay waa yaabee? Baashi, you weren't too far off but I do see old age is catching up. KK...walee waad iga qoslisay, balaayo ku tumi weyday, saad dad aan ogahay ula shekeysaneysay baad si kale inaad wax u akhrido keentey Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Serenity- Posted November 15, 2007 Originally posted by Baashi: Maandeeq Qorran Qallanjo Luuleey sidaa wax uma xasuusto laakiin waxaad iila yar ekaatay mid ka mida ah hablaha aan jeclahay sida ay afkaarta u dhiibteen sida Raxmah, Tami, iyo midaan aanan xasuusan magaceeda haatan. Its Serenity now Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 15, 2007 ^^Ma xasuusatid waagaan ku iri Abraar lag fiican ee iska daa yaa Haneefah? Abraar labo micnay leedahay. labaduna ma fiicna . laakiin aan kala faaideysannee bal ii sheeg sidaad adigu u taqaanid Haneefay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 15, 2007 Originally posted by Jimcaale: ^Booweyaal inanta maad ii deysaaniin. Ariboowe ma Haneefah aad u fakfakan? Haye adilee shukaami odayaashaan warkooda ka bexee... Haneefah, xaanka ogahayhee, ani hal tumid aan aqaan, igaarkaana Tumaa uu dhahay wah...Ani adoo lagu tumaayo maan fiirsan karaahee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 15, 2007 ^Maandheey maxaa ikaa daba dhigay. Odayadan waxay qaniijiyaan looma sahlo. Haneefooy: Magacyada waabad ku dheereysaayee mid aan wadaagno maad noo raadiso. Abraar iyo Xaniifaba maba kala yareystaan. Sow Nabi-allow Ibaarhim ma aheyn kii lagu sheegay Xaniifnimada. Abraarta Qur'aanka lagu sheegay waxaan aheyn uma aqaan, Watawafanaa macal Abraar. Saalixiinta Ilaahey iyo Malaa'igta?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted November 15, 2007 Serenity that's it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 15, 2007 Aree meeshan Awoowayaal iyo ayeeyooyin isku yimid. Serenity xaad ka dhexqabanay inta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 15, 2007 -, ayeeyo ii waran? Seetahay, cida ka waran? Jimcaale, yahooy kuma dabdhiganiinee cagaha dhulka dhigo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 16, 2007 I changed mine as my original was fine when i first got here but realsitically it was an old, habar-ish nickname. I decided it was time to update and get with the program. @Boowe/Baaye. Ebedkeey waxaan arki jiray islaamo indhaha isku haayo oo hadalkaas isticmaalaayo. Nin ma arag SOL ka hor. Wallee maalinba wax uun baad maqli. Quote Share this post Link to post Share on other sites