Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isilwasaare Kheyre oo u amba baxay Geneva

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u amba baxay baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo la’aanta dhallinyarada iyo haweenka.

Inta uu joogo Geneva, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu hadal ka jeedinayaa kulanka Golaha xuquuqul.

Sidoo kale Ra’isilwasaare Kheyre ayaa la kulmi doono jaaliyada Soomaalida ee ku sugan Switzerland .

Puntland Post

The post Ra’isilwasaare Kheyre oo u amba baxay Geneva appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this