Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay dhismaha jidka Isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor oo dhawaan la dhagax-dhigay

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in markii ugu horreysay dhismaha jidkaasi uu ahaa Waddo cusub balse aanu aheyn wadadii hore u jirtey ee Berbera iyo Wajaale in dib loo dayac Tirayo.

Sidoo kale Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku baaqay in hadii Jidkii Berbera Corridor noqdey in wadadeenii hore dib loo dayac tiro in arrimo ka mihiimsan lagacataas lagu qabto, waxaana uu alleh ka beryey in wadadaasi aaney noqonin sidii mashruucii biyo ballaadhinta Hargeysa ee Xumbo Weyne oo fashil ku dambeeyay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this