Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerer Hoobiyaal ah oo lagu qaaday agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa lagu garaacay agagaarka Madaxtooyada. Qaar madaafiicda ka mid ah ayaa la sheegayaa inay ku dhaceen gudaha xafiisyada Dowladda. Xogasho:Catoosh

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this