Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa sidee xaaladda goobihii ay qaraxyadu ka dhaceen?

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Kadib weerarkii ka dhacay waddada Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku burburay dhismayaal dhowr ah oo isugu jiray ganacsi iyo deegaan, kuwaas oo dhulka lala simay.

Xaaladda ayaa hadda dagan, iyadoona dib u dhis ballaaran lagu bilaabay goobihii ku dumay weerarkaasi.

Wariyaha Shabelle Maxamuud C/nasaair Maxamed Sofeysane oo tagay goobahaasi ayaa ka diyaariyay warbixintan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/War-Soofeysane-Goobta-Qaraxa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this