Deeq A. Posted March 2, 2019 Muqdisho (SMN) – Kadib weerarkii ka dhacay waddada Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku burburay dhismayaal dhowr ah oo isugu jiray ganacsi iyo deegaan, kuwaas oo dhulka lala simay. Xaaladda ayaa hadda dagan, iyadoona dib u dhis ballaaran lagu bilaabay goobihii ku dumay weerarkaasi. Wariyaha Shabelle Maxamuud C/nasaair Maxamed Sofeysane oo tagay goobahaasi ayaa ka diyaariyay warbixintan. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/War-Soofeysane-Goobta-Qaraxa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites