Deeq A. Posted March 2, 2019 Gaalkacyo (SMN) -Maxkamadda darajada koowaad ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday rag la sheegay in ay Kufsi ka geysteen deegaanada maamulkaasi. Raggan oo gaarayay shan ayaa la sheegay in kufsi wadareed ay ka geysteen waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xatunta gobolka Mudug. Sidoo kale maxkamadda ayaa amartay taliyaha xabsiga dhexe ee Garoowe in xabsiga uu ku sii hayo raggaasi. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites