Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo xukuntay rag Kufsi ka geystay Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) -Maxkamadda darajada koowaad ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday rag la sheegay in ay Kufsi ka geysteen deegaanada maamulkaasi.

Raggan oo gaarayay shan ayaa la sheegay in kufsi wadareed ay ka geysteen waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xatunta gobolka Mudug.

Sidoo kale maxkamadda ayaa amartay taliyaha xabsiga dhexe ee Garoowe in xabsiga uu ku sii hayo raggaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

dil-togasho. (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this