Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladda Caafimaad Ee Sheekh Aadan Sunne Oo Laga Dayriyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame oo ka mid ah Culimada Somaliland, Hasayeeshee Mudo Hal sano iyo dheeraad ah  ku xidhan Xabsiga ayaa xaaladiisa caafimaad laga dayrinaya.

Muuse-Biixi-Cabdi.jpg

Sida ay boggeeda Facebookaga ku baahisay Gabadh uu sheekhu dhalay Jug caloosha ka soo gaadhay habeenkii ay qabanayeen Ciidamadu ayaa uu la i daran yahay, Waxaanay intaasi ku dartay in nabar caloosha ka gaadhay uu ugu daran yahay.

Ilaa hadda lama gaynin Dhakhtar, Waxaana qoraalkaasi uu i dhginaa sidan:

“asc ehel ,qaraabo,azxaapta iyo muslimiinta dhamaantiin waxaan idinka codsanayaan more and more duco .Abahay mcn sheekh Aden oo la xanuunsanaaya jugtii ay gaadh siiyeen RRU oo ay calooshu dilaacady halkaaxundhurta kusiman ay isku wareegtay oo ay askarta nagu soo qayliyeen inay xaaladiisu khatar gashay inay marba sii furmayso maanta abaaro 1:00 jeelka dhexe ee hargaysa iigusooduceeya inuu ilaahay ka soo furto oo iicaafiyo .cadawgaana waxaa gaystay ilaahay ka abaalmariyo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this