Sign in to follow this  
Deeq A.

“Wasiirka Amniga Ha Is Caliso” Sidaasi Waxaa Yiri…

Recommended Posts

Deeq A.   

Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News, waxa uu sheegay in mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Korneel Shariif in dowladda federaalka looga baahan yahay iney la timaado siyaasad amni oo ka duwan midda hadda ay wax ku hagto.

Sidoo kale, Roobow ayaa ugu baaqay wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow in uu xilkaasi iska casilo, islamarkaana warqaddiisa ruqsada u geeyo ra’iisul wasaare Kheyre.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/03/SHARIIF-ROOBOW.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this