Sign in to follow this  
Deeq A.

Amb.Safiina oo naqdiyey weedho xajiimeysan oo ka soo yeedhay Ex-wasiir Samaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir keenii hore ee wasaarada maaliyada
Mudane Abdilaziz Mohamed Samaale oo kamid ah xisbul xaakimka Somaliland ee kulmiye oon hada dhagaystay khud-badiisii uu ka jeediyay shirka golaha dhexe ee Kulmiye isagoo la dardaar mayay Madaxwayne Muuse biixi cabdi wuxuu mar iyo kabadan ku celceliyay CADAWGEENA iyo CADAWGEENA XISBIGA iyo XUKUUMADA .

smle-1.jpg

Mudane Wasiir Bulshada Somaliland cadaw isuma aha, Mucaaradka, Xukuumada iyo sadexda Xisbi Qaran cadaw isuma aha, kaliya loolan siyaasadeed ayaa ka dhexeeya, arintaa aad ku hadashay hadaad si qaldan u tidhi raali galin gole joog ah ka bixi, ileen waxaad tahay musuul umad dhan hagayee, hadaad aamin santahayna ood raali galin ka bixin waydana ogow inay tahay dhibic madaw oo siifiiga kuu gashay.

Alaa mahad leh.
Amb Ahmed Safiina

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this