Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre oo la hadlay warbaahinta ayaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan dagaalka adag ee lagula jiro Xarakada Al Shabaab.

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa ka dalbaday shacabka in aysan dhexdhexaad ka noqon dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in DFS ay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen hotel Makka Al-Mukarrama ee M/Muqdisho.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Cod-Sofeysane.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this