Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynayaasha Kenya iyo Somalia oo ku kulmaya Uganda

Recommended Posts

Deeq A.   

Kampala (SMN) – Madaxweynayaasha Kenya iyo somaliya uhuru Kenyatta iyo Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa la filayaa in bishan march ay kulan ku yeeshaan magaalada kambala ee xarunta dalka Uganda

Labada madaxweyne ayaa la sheegay in ay ka qayb geli doonaan shir qaar ka mid hogaamiyayaasha qaarada afrika ay ku yeelanayaan dalka Uganda

Kulanka oo looga hadlayo arimo ku saabsan horumarka qaarada ayaa waxaa ka qayb galaya madaxweynayaasha dalalka masar,south Africa,Rwanda,somaliya iyo Kenya

Kenya iyo somaliya ayaa waxaa dhawaan dhex maray khilaaf la xiriira muranka lahaanshaha badda ee xadka ay wadaagaan labadda dal

Waxaana khilaafka hareeyay labada dal u sababay in ay u kala yeertaan safiiradooda

Kenya ayaa si weyn ugu carootay qorshe dowladda ay somaliya ee magaalada London ugu soo bandhigay qorshe ay ku iibineyso saliideeda

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this