Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo mar kale soo bandhigeysa kheyraadka dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka macdanta iyo bartoolka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dalal ay kamid yihiin Turkiga iyo Mareykanka kusoo bandhigi doonan wajiyada 2aad iyo 3aad kheyraadka dalka.

Cabdirashiid Macalin Axmed ayaa intaasi ku daray in sababta ay dalka Ingiriiska ugu xusheen shirkii koowaad ay tahay in ay ku nool yihiin Jaaliyada Soomaaliyeed ee ugu badan.

Sikastaba, Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay shaacisay in ay xooga saari doonto sidii bulshada Soomaaliyeed looga faa’ideyn lahaa kheyraadka dhex-ceegaaga dalkooda.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this