Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada amaanka oo soo afjaray weerarkii iyo qaraxyadii Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada amaaanka dowlada Soomaaliya ayaa goordhow soo afjaray weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah oo xalay Al-Shabaab ku weerareen Maqaaxida Hilaac iyo Hoteelka Makka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Ciidamada amaanka iyo kooxda soo weerartay ayaa xalay ilaa saakay rasaas is weeydaarsanayay.

Ciidamada ayaa sidoo kale soo bad baadiyay dad xalay ku go’doomay halka ay weerarada ka dhaceen.

Dowlada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay soo bandhigto qasaaraha ka dhashay weeradaasi.

In ka badan 20-ruux aayaa ku geeriyootay tiro 60-ruux ku dhowna waa ay ku dhaawacntay weerarkaasi.

Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaan xalay ka dhacay wadada Makka Al-Mukarama ee Muqdisho.

FB_IMG_1551427443506.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551427446063.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551427450475.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551427453063.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551427456038.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1551429077424.jpg?w=1000&ssl=1

Puntland Post Muqdisho office

The post Ciidamada amaanka oo soo afjaray weerarkii iyo qaraxyadii Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this