Sign in to follow this  
Deeq A.

Rasaas iyo qaraxyo ka soconayo saaka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dadka reee Muqdisho ayaa saaka ku waabariistay maqalka rasaas iyo qaraxyo.

Rasaaata iyo qaraxyada ayaa waxa ay ka dhacayaan wadada Makka Al-Mukarama oo ay xalay Al-Shabaab weerar ku soo qaadeen.

Ciidamada ddowlada iyo kooxihii weerarka soo qaaday ayaa dagaalamaya.

Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi iyo weerarkaasi xalay ka dhacay Muqdisho.

Dadka reer Muqdisho xalay ma ladij hurdo raaxo leh.

Dadweyne badan ayaa waaga ugu baryay isbitaalada Muqdisho.

Faah faahinta dib kala soco insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Rasaas iyo qaraxyo ka soconayo saaka Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this