Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumada Soomaaliya oo Cambaareeysay falkii lagula kacay Marxuumad Caa’isha

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wasiirrada XFS oo shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkaas waxshinimada ah.

Xukuumadda ayaa ku boorrisay dowlad- goboleedka Puntland in ay dadaal badan geliso sidii loo soo qaban lahaa caddaaladdana loo hor keeni lahaa kuwii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii bahalnimada ahaa ee lagula kacay marxuumad Caa’isho oo 12 jir ahayd.

Golaha xukuumadda ayaa laamaha ammaanka iyo garsoorka ee dowladda federaalka faray in ay hay’adaha kale kala shaqeeyaan sidoo loo soo afjari lahaa 

Puntland Post

The post Xukuumada Soomaaliya oo Cambaareeysay falkii lagula kacay Marxuumad Caa’isha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this