Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qarax labaad oo culus ayaa caawa ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Weerarka oo ka dhashay gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa la sheegay in uu dhacay inta u dhaxeysa isgoyska KM 4 iyo Hotel-ka Naasa Hablood 1.

Qaraxaan ayaa imaanaya iyada oo mid kale uu ka dhacay nawaaxiga Hotel-ka Maka Al Mukarama ee caasimada.

Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarkaasi oo la xaqiijiyey in ay ku geeryoodeen 5 qof oo shacab ah, iyada oo dhaawac uu intaasi ka badan yahay.

Wixii kusoo kordha kula soco wararkeena dambe

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this