Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow laga maqlay jugta qarax aad u xoogan.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Hoteelka Makka Al Mukarama ee Muqdisho.

Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas xoogan.

Waxaa jira qasaarooyin kala duwan uu qaraxaasi geeystay.

Dad ayaa ku go’doonsan Hoteelka uu qqaraxaka dhacay.

Faah faahinta qaraxa dib kala soco insha allah

Puntland Post Muqdisho

The post Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this