Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Ka Wada-hadleen Biixi Iyo Cagjar??

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

biixi-iyo-cagjar.jpg

Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida ayaa la xidhiidha dhagax-dhiga wadada Berbera Corridor oo maanta laga dhagax-dhigay duleedka caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this