Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Lagaama Filayn In Aad Reeraha U Abtiriso Oo Aad Arab…” Beesha Arab Oo Xaal Ka Doonaysa Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Curi oo ka mid ah mujaahidiinta reer Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Hawd ayaa waxa uu sheegay in beeshiisu ay xaal ka doonayso Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi hadal dhawaan ugu jawaabay gabadh beeshooda ah oo su’aal waydiisay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this