Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Khudbadii Mdaxweyne Mustafe Cagjar Ka Jeediyey Dhagax-dhigga Waddada Berbera Corridor

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha deeganka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Maxamuud Cagjar ayaa magaalada Hargeysa kaga soo qeyb galay xaflada dhagax dhiga jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor

Madaxweyne Cagjar ayaa mudashaasi waxaa uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu sheegay in jidkani uu noqon doono mid kor u qaata isku socodka Somaliland iyo Itoobiya ee dhinaca ganacsiga, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this