Suldaanka

Puntland new leader pulls clan melitia from Tukaraq

Recommended Posts

PUNTLAND OO CIIDAMA GELISAY MAGAALADA GAALKACYO

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo laga keenay dhinaca gobolka Sool.

Cutubyo ka tirsan guutada lagu magacaabo “Caana-ka’dhan” ee ciidamada Daraawiishta Puntland oo ka soo baxay degaanka Bixin ee gobolka Sool ayaa saaka gaadhay xaafado kamid ah waqooyiga Gaalkacyo sida ay sheegeen suxufiyiin ku sugan magaalada.

Dowladda Puntland ayaa la sheegay in ay ciidanka ku amartay in ay hawlgallo culus ka bilaaban Gaalkacyo si loo soo celiyo amniga oo todobaadyadii u dambeeyay sii xumaanayey.

Sarkaal ka tirsan ciidanka halkaa la geeyay ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay in qorshuhu yahay soo celinta iyo sugidda amniga oo uu sheegay in haatan aan booliis wax ka qaban karin.

Ciidamada Gaalkacyo la geeyay ayaa ka soo dagaallamay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo horraantii 2018 dagaallo qaraar ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo Somaliland

PUNTLAND POST

 

PUNTLANDPOST.NET

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland… Sii akhri

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haday sax tahay oo aysan ahayn dacaayad snm soo maluuqday waa talaabo horumar leh oo puntland ku talaabsatay

Caasho yar waa ka muhiimsan tahay dagaal xuduudka sool ka dhaca waana iga daacad hadalkaasu sida alle ogyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 3/1/2019 at 4:12 PM, gooni said:

Haday sax tahay oo aysan ahayn dacaayad snm soo maluuqday waa talaabo horumar leh oo puntland ku talaabsatay

Caasho yar waa ka muhiimsan tahay dagaal xuduudka sool ka dhaca waana iga daacad hadalkaasu sida alle ogyahay.

Deni talaabo fiican ayu qaaday, waxa laga filaya tan ta ku xigta inu gabi ahaanba ka tanaasulo sheegasho aanu awood u lahayn. Dadka deegaanka hiyi kaca iyo beenta uu ka daayo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

It looks like Somalilanders are making Tukaraq like its Waterloo.

New administration of Puntland is changing some of the ways of dealing with these issues. The old ways of boasting or cursing cussing each other among Somalis..is getting old.

Talking about this or that village is past its time. Strategic thinking is needed with the objective of resolving issues peacefully to extent possible.

Should move on with the times.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.