Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Soomaaliya Oo U Hambalyeeyay Dhigiisa Dalka Nigeria

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu bartiis Twitter-ka ugu hambalyeeyey dhigiisa dalka Nigeria, Maxamadu Buhaari, oo mar kale dib loogu doortay Xilkaasi.

Capture-10.png


Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay inuu dalka Nigeeria yahay Isbahaysi Taariikhi oo xooggan, isla markaana doonayaan inuu sii xoogeysto Xidhiidhkaasi.

Qoraalka uu Madaxweyne Farmaajo soo dhigay Twitter-kiisa waxa uu mar kale ugu hambalyeeyey Madaxweyne Buhaari, wuxuuna sheegay inuu rajeynayo inay wada-shaqeyaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this