Sign in to follow this  
Deeq A.

P/land oo amartay in la soo qabto nin loo heysto dilkii Caash’isho Ilyaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Kadib warqad ka soo baxday maxkamadda darajada koowaad ee  Gaalkacyo ayaa lagu amray in ciidanka amniga ay soo qabtaan Yaasir Aadan Cali oo ah eedeysane loo heysto dilkii arxan darada ahaa ee loo geystay Caas’isho Ilyaas Aadan.

Sidoo kale maxkamadda ayaa amar ku bixisay in la soo qabto gaari lagu tuhmayo in Marxuumadda lagu keenay, kadib markii la soo dilay.

Dhacdadan oo aheyd mid xanuun badan ayaa reebtay dareen murugo leh, kadib markii dil iyo kusfi la’iskugu daray gabadhaasi yar oo 12 jir aheyd.

Hakan hoose ka akhriso:-

OK

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this