Deeq A. Posted February 26, 2019 Burtinle (SMN) – Wararka aan ka heleyno degmada Burtinle oo ku taal koonfurta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in uu dab kakacay kaalin shidaal ku geeriyooday wiil lagu magacaabi jray C/weli Diiriye, Aabihiisna uu dhaawac ka soo gaaray. Dabkan oo ku fiday ganacsiyo kale ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa in uu sababay khasaaro hantiyeed. Samsam Saciid Jaamac oo ka mid ah dadkadeegaanka ayaa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho uga warrantay dabkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-soofa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites