Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab khasaaro geystay oo ka kacay degmada Burtinle

Recommended Posts

Deeq A.   

Burtinle (SMN) – Wararka aan ka heleyno degmada Burtinle oo ku taal koonfurta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in uu dab kakacay kaalin shidaal ku geeriyooday wiil lagu magacaabi jray C/weli Diiriye, Aabihiisna uu dhaawac ka soo gaaray.

Dabkan oo ku fiday ganacsiyo kale ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa in uu  sababay khasaaro hantiyeed.

Samsam Saciid Jaamac oo ka mid ah dadkadeegaanka ayaa Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho uga warrantay dabkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-soofa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this